Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Xulka France Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Ay Dhigeen Xulalka Italy & Brazil…
 Xulka France Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Ay Dhigeen Xulalka Italy & Brazil…
Cayaaraha

Xulka France Oo Bar-Bareeyay Rikoodh Ay Dhigeen Xulalka Italy & Brazil…

by Raad Raac December 15, 2022 1238 0 Comment

AA

Xulka qaranka France ayaa markii 2-aad oo xidhiidh ah iska xaadiriyay Final-ka koobka adduunka kadib markii ay dhaafeen xulka Morocco.

Xulka France ayaa difaacan doona koobka adduunka kaas oo ay ku guulaysteen sanadkii 2018 kana qaadeen xulka Croatia.

France ayaa sanadkan ka hor tagi doona xulka Argentina kulankoodii 2-aad ee Final ah ee koobka adduunka marka ay ciyaaraan Axada dambe.

Xulka France ayaa noqday xulkii 3-aad ee taariikhda koobka adduunka laba jeer oo xidhiidh ah iska xaadiriya koobka adduunka.

Xulalka Brazil iyo Italy ayaa aha labadii hore ee horay u sameeyay rikoodhkan kadib markii ay horay isaga xaadiriyeen laba jeer oo xidhiidh ah final-ka koobka adduunka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.