Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xukuumadda Oo Beesha Caalamka u Jeedisay Dalab la Xidhiidha Dhacdada Laascaanood…
 Xukuumadda Oo Beesha Caalamka u Jeedisay Dalab la Xidhiidha Dhacdada Laascaanood…
Wararka

Xukuumadda Oo Beesha Caalamka u Jeedisay Dalab la Xidhiidha Dhacdada Laascaanood…

by Raad Raac January 5, 2023 6 0 Comment

AA

Xukuumada ayaa beesha caalamka uga baaqday inay dhaliilaan argagxisada hurinaya cabashada bulshada Laascaanood, hanaan qabiilna u dhigaya.

Qoraal shalay lagu baahiyey mareegta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa lagu deedafeeyey fariin Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Souefmo Elamine kaga hadlay dhacdada Laascaanod, oo ah degmo ka tiirsan JSL.

Sidoo kale, waxay xukuumadu uugu baaqday inay ka hadasho qalalaasaha maamulada jaarka, kana taageeraan xasilinta nabada iyo deggenaanshaha bulshada.

Qoraalka Wasaaradda Khaarajiga ayaa yimi ka dib markii Wakiilka Midowga Afrika dhowaan si khaldan uuga hadlay qadiyadda Somaliland.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.