Rasomit Rasomit

Breaking News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗸𝗲𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮d

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xukuumada Soomaaliya Oo Ansixisay Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Soomaaliya Iyo Masar….
 Xukuumada Soomaaliya Oo Ansixisay Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Soomaaliya Iyo Masar….
Wararka

Xukuumada Soomaaliya Oo Ansixisay Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Soomaaliya Iyo Masar….

by Raad Raac January 20, 2023 15 0 Comment

AA

Golaha Wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay heshiiska is af-garad-ka ee iskaashiga Tiknoolajiyadda iyo Boostada ee ay horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Masar.

Heshiiska ay goluhu qalinka ku duugeen ayaa la filayaa in uu qeyb weyn ka qaato dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya.

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu hoggaaminayay Raysul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Raysul Wasaaraha ee xilligan, Saalax Axmed Jaamac ayaa sidoo kale lagu meel mariyay hindise sharciyeedka dhowriska maalgashatada iyo maalgashiga.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 10

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 26

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.