Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗸𝗲𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮d

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xisbiga UCID Oo Ujawaabay Masuul Sheegay In Uu Iskaga Tagay Xisbigaasi…
 Xisbiga UCID Oo Ujawaabay Masuul Sheegay In Uu Iskaga Tagay Xisbigaasi…
Wararka

Xisbiga UCID Oo Ujawaabay Masuul Sheegay In Uu Iskaga Tagay Xisbigaasi…

by Raad Raac December 15, 2022 7 0 Comment

AA

Xoghayaha Xidhiidhka Goloyaasha Xisbiga UCID Yasin Cabdilahi Xaashi ayaa ka hadlay Maayar ku xigeenka Burco oo sheegay in uu iskaga tagay Xisbiga UCID oo uu hore uga tirsanaa.

Duufaanada waaweyn ee Siyaasadeed ee Sanadkii ugu dambeeyey ka dhacaayey Somaliland Wax culus maaha in masuul dayar oon waayo aragnimo da’eed ama waayo aragnimo shaqo mid siyaasadeed lahayn oon cago badan ku taagneyni iney duufaanadaasi qaataan, mawqifkiisii siyaasiga ahaana ay ka tan bataan olo olayaasha beeleysan ee masuuliyiin badani wadaan, Maayar xigeenka degmada Burcana Mubaarig Baaryare dayartaas uun buu kamid yahay

Maaha masuulkii koowaad ee sheegay in uu ka tagay Xisbigii hore ee uu ka tirsanaa balse waxa jira masuuliyiin kale oo iyaguna iskaga huleelay asxaabtii hore ay ka tirsanaayeen, intooda badana waxay galee ururada cusube ee Siyaasada Somaliland.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.