Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. XISBIGA JAMUURIGA DALKA MAREEKANKA OO MAALINTII SADAXAAD KU JIRO JAHWAREER MAXAAD KALA SOCOTAA
 XISBIGA JAMUURIGA DALKA MAREEKANKA OO MAALINTII SADAXAAD KU JIRO JAHWAREER MAXAAD KALA SOCOTAA
Wararka

XISBIGA JAMUURIGA DALKA MAREEKANKA OO MAALINTII SADAXAAD KU JIRO JAHWAREER MAXAAD KALA SOCOTAA

by Fitaah Diinle January 6, 2023 12 0 Comment

AA

Maalintii saddexaad ayey geesaha iskula jiraan xildhibaannada golaha Kongreeska ee xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanku, iyaga oo ku guuldaraystay inay doortaan guddoomiyaha golaha Kongreeska ee aqalkaasi. Musharrax Kafin ayaa laba jeer ku guuldaraystay inuu qabto xilka guddoomiyaha Kongreeska.

 

Dib u dhacan doorashada guddoomiyaha aqalka Kongreeska ayaa noqonaya kii noociisa ah muddo 100 sannadood ah. Waxaanay tan oo kale dhacday sannadkii 1923-kii. Mursharrax Kafin ayaa culays weyn kala kulmaya xildhibaannada mayalka adag, isaga oo ka waayey cododkii uu uga baahnaa.

 

Waxa kale oo maanta lagu wadaa in la sameeyey xuska sannad guuradii labaad markii ay taageerayaasha madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump ay gudaha u galeen aqalka Kabitaal Hiil ee ay qabsadeen, iyaga oo ka cabanayey natiijadii doorashadii madaxtinimo 6.1.2021.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 23

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.