Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. XILDHIBAANADA HAWEENKA EE GOLAHA SHACABKA BJFS AYAA KA QEYB GALAY DOOD WADAAG UU SOO QABAN QAABIYAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA JFS
 XILDHIBAANADA HAWEENKA EE GOLAHA SHACABKA BJFS AYAA KA QEYB GALAY DOOD WADAAG UU SOO QABAN QAABIYAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA JFS
Wararka

XILDHIBAANADA HAWEENKA EE GOLAHA SHACABKA BJFS AYAA KA QEYB GALAY DOOD WADAAG UU SOO QABAN QAABIYAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA JFS

by Fitaah Diinle January 11, 2023 22 0 Comment

AA

Xildhibaanada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay Dood-wadaag,uu soo Qaban-qaabiyay Xafiiska Raisulwasaaraha taasoo la xariirtay, Dib-u_milicsiga Qoondada Dumar ay ku lahaayeen, Hanaanaka Doorashada 2022.

intii ay socotay,Dood wadaaga,waxaa goobta ka hadlay, Madaxdii iyo Mas’uuliyiintii kala duwanaa, ee kasoo qeyb-galay, oo ay ugu horeeyaan Xildhibaanada Haweenka, ee kujira Baarlamaanka 11aad ee Golaha Shacabka ayagoo aad ugu dheeraaday marxaladihii iyo caqabadii soo wajahay, intii ay socotay Doorashadii Dadbaneyd ee Dalka ka dhacday 2022.

Dhanka kale, waxaa dhankooda ka hadlay, goobta, Gudiyadii FEIT iyo SEIT, ayagoo sheegay Heerarkii kale duwanaa, ay soo martay Doorashadii Dadbaneyd ,gaar ahaan Qoondada haweenka,maadama ay qeyb ka hayd, heshiiskii 17September ilaalinta Qoondada Haweenka 30% ayagoona sheegay inay hoos udhacday, Xildhibaanada Haweenka ee kujira Baarlamaanka 11aad ay yihiin 20% halka Baarlamaanka 10aad ay ahaayeen haweenka 24%..

Ugu dambeyn, Haweenkii kasoo qeyb-galay Dood-wadaag ayaa sheegay in ay Gacmaha isqabsadeen si ay hadafkooda ugaaraan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.