Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xildhibaan Sheegay In Riyo Lagu Tusay Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Madaxweyne Ah…
 Xildhibaan Sheegay In Riyo Lagu Tusay Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Madaxweyne Ah…
Wararka

Xildhibaan Sheegay In Riyo Lagu Tusay Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Madaxweyne Ah…

by Raad Raac January 2, 2023 6 0 Comment

AA

Xildhibaan Sheegay In Riyo Lagu Tusay Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Madaxweyne Ah 

 

xildhibaan Axmed Nuur Guruje ayaa sheegay in riyo lagu tusay musharax Cabdiraxmaan Cirro oo madaxweyne noqday.
xildhibaan Guruje ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi:-
” Labadii manaam ee xalay “.
Habeenkii xalay ahaa waxaa la itusey laba manaam ( riyo ) oo kaamil ah , labadaas riyo waxay kala ahaayeen.
1 waxaa ii yimid cabdinasir macalin caydiid Ilaahey ha ii naxariistee, cabdinaasir hees buuxda oo isu dhan ayuu ii dhiibey.
Heestaasi way I qiiro gelisey waanay i jidhiidhiço gelisey, nuxurka heestaasina wuxuu ahaa ” hadii abaalkii Iyo halgankii aan idiin soo maray dafirteen walee wiil danbaan idiin halgamin “
Cabdinaasir waligay maanaan kulmin, wax hadal ihina nama dhexmarin intuu noolaa.
2 Manaamka labaad wuxuu ahaa, doorashadda madaxwaynaha oo dhacdey, dadkii oo natiijadii wada sugaya, cabdiraxmaan cirro oo gacanta midig tusbax ku haysta oo guulaystay kuna guulaystay 67 % .labadaas manaam ayaa habeenkii xalay ahaa la I tusey.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 65

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.