Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay
 Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay
Wararka

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay

by Raad Raac January 13, 2023 6 0 Comment

AA

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay 

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiilada lagana soo doorto gobolka Awdal ayaa si weyn u qaadacay qaabka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee ay Itoobiya siiyey Somaliland.

Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa su,aal galiyey in xukuumadu ay ku tashatay in dhinac walba dalka laga galiyo xaalado siyaasadeed oo adag, isaga oo si weyn ugu baaqay in dib loogu noqdo qaabka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee laga helay Itoobiya.

Qoraal uu soo saaray xildhibaan Maxamed Abiib ayaa u dhignaa sidan “Qoondada Gudiga Tacliintu Awdal iyo Sool kasiisay Deeqda waxbarasho maaha wax la aqbali Karo.

Gudiga waxan usoo jeedinaynaa inay dib ugu noqdaan sheegana waxa ay u cuskadeen.

Dalka ma in la wada xaaladeeyo ayay xukuumadu ku tashatay tolow?

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.