Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. XIDIG KA TIRSAN MANCHESTER UNITED OO GALAY SHIR GAARI
 XIDIG KA TIRSAN MANCHESTER UNITED OO GALAY SHIR  GAARI
Cayaaraha

XIDIG KA TIRSAN MANCHESTER UNITED OO GALAY SHIR GAARI

by Fitaah Diinle January 9, 2023 158 0 Comment

AA

Xiddiga Garabka Manchester United Antony ayaa shil baabuur galay habeenkii sanadka cusub.

Xiddiga 85-ka milyan ugu soo biiray ayaa ka badbaaday in ay wax dhaawacyo ah soo gaadheen kadib markii uu bur-buray baabuurkii uu saarnaa ee BMW X6 kadib markii uu galay meel shaqo laga wayday oo wadada dhinaceeda ah saacado kadib markii ay United 1/0 uga badisay Wolves.

Xiddiga 22 jirka ah ayaa kadib laga reebay shaxda Man United ee kulankii Bournemouth kadib inta uuna ku soo laaban kulankii Everton shaxda kooxdiisa.

Ciyaarta kadib Antony ayaan wax faah-faahin ah ka bixin dhacdada laakiin waxa uu ku tilmaamay mid naxdin ah.

โ€œUgu horayntii waan faraxsanaay, waxa aan ku faraxsanahay in aan gool dhaliyay kulankaโ€ayuu Antony u sheegay TNT Sport.

โ€œWaan yara naxsanaa maalmihii la soo dhaafay laakiin ma doonayo in aan ka hadlo waxa dhacayโ€ayuu sii raaciyay.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.