GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
XAMZE ABDI BARRE OO XAFIISKIISA KU SOO DHAWEEYAY ILHAAN OMAR.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xaflad soo dhaweyn ah ku maamuusay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka oo muqdisho soo gaartay.
Munaasabadda oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ay ka mid tahay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka , Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka , Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland iyo xubno ka tirsan Golayaasha dowladda