Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xaflad lagu xoojinaayay amniga dowlad deegaanka oo ka dhacday Jigjiga.
 Xaflad lagu xoojinaayay amniga dowlad deegaanka oo ka dhacday Jigjiga.
Wararka

Xaflad lagu xoojinaayay amniga dowlad deegaanka oo ka dhacday Jigjiga.

by Fitaah Diinle December 24, 2022 25 0 Comment

AA

Xaflad lagu adkeynayo xidhiidhka wadashaqayneed ee ka dhexeeya booliska iyo dhallinyarada Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa ka dhacday madasha shirarka ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Xafladdan oo loo qabtay dhallinyarada M. M.Jigjiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay komishineer ku-xigeenka komishinka booliska DDS Sarreeya Guud C/raxmaan Axmadnuur oo ay wehelinayaan saraakiil sarsare oo ka tirsan komishinka booliska heer deegaan iyo kan maamulka Jigjiga, dhallinyarada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee magaalada Jigjiga.

Ujeeddada kulankan ayaa ahaa sidii loosii adkeyn lahaa amniga iyada oo la kaashanayo xoogga bulshada ugu muhiimsan oo ah dhallinyarada iyo sidii meel loogaga soo wadajeedsan lahaa guud ahaan arrimaha halista ku ah jiritaanka bulshada, dhallinyaraduna ay kaalin buuxda uga qaadan lahaayeen arrimahasi.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 49

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.