Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. XAFLAD LAGU SAGOOTINAAYAY KOMISHINKII HORE EE DDS OO LAGU QABTAY MAGAALADA JIGJIGA
 XAFLAD LAGU SAGOOTINAAYAY  KOMISHINKII HORE EE DDS OO LAGU QABTAY MAGAALADA JIGJIGA
Wararka

XAFLAD LAGU SAGOOTINAAYAY KOMISHINKII HORE EE DDS OO LAGU QABTAY MAGAALADA JIGJIGA

by Fitaah Diinle December 20, 2022 21 0 Comment

AA

Xaflad lagu sagootinayay komishinneer ku-xigeenkii hore ee Komishinka Booliska DDS laguna soo dhawaynayay komishinneer ku-xigeenka cusub ayaa ka qabsoontay magaalada Jigjiga.

Madasha xafladdani loo sameeyay sagootinta komishinneer ku-xigeenkii hore ee Komishinka Booliska DDS ahna Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Gaarka ah Jenneraal Sakariye Cabdi Khaliif iyo soo dhawaynta Komishineer ku-xigeenka cusub Jenneraal C/raxmaan Axmednuur ayay kasoo qeybgaleen saraakiisha ciidammada kala duwan ee Deegaanka, masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee ciidanka.

Labada Jenneraal ee xilka la kala wareegayay oo madasha ka hadlay ayuu midba midka kale ku tilmaamay shaqsi ku astaysan hawlkarnimo, waddaniyad iyo daacadnimo.

R/K Cali Cabdijabbaar ayaa isaguna Jenneraalka la sagootiyay uga mahad-celiyay shaqooyinkii wanaagsanaa ee uu soo qabtay, ciidammada qaebahooda kala duwanna kula dardaarmay inay xoojiyaan sarraynta sharciga halka uu bulshada Deegaankana u diray farriin ah inay garab istaagaan ciidamada.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.