Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. XAFIISKA JIDADKA OO WARBIXIN KA HORJEEDIYAY XILDHIBAANADA DEEGAANKA
 XAFIISKA JIDADKA OO WARBIXIN KA HORJEEDIYAY XILDHIBAANADA DEEGAANKA
Wararka

XAFIISKA JIDADKA OO WARBIXIN KA HORJEEDIYAY XILDHIBAANADA DEEGAANKA

by Fitaah Diinle January 24, 2023 10 0 Comment

AA

Xafiiska Jidadka iyo Xafiiska Horumarinta Xoolo-dhaqatada DDS ayaa Golaha Xildhibaannada ee Deegaanka u soo jeediyay islamarkaana ka hor akhriyay waxqabadka xafiisyada iyo mashaariicda ay Deegaanka ka wadaan.

Xubnaha guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa xafiiska jidadka u soo jeediyay dhalliilihii iyo caqabadihii ay ku soo arkeen kormeerkii kala duwanaa ee ay ku soo mareen Deegaanka gaar ahaan mashaariicaha xafiisyada jidadka iyo horumarinta xoolo-dhaqatadu ay gacanta ku hayaan, iyada oo ay masuuliyiinta xafiisyadaasi jawaabo ka bixiyeen suโ€™aalahaasi ay xildhibaannadu u soo bandhigeen.

Gabo’gabadii waxaa talobixinno u soo jeediyay xafiisyadaasi Afhayeen ku-xigeenka Golaha Xildhibaannada Deegaanka Mudane Ibraahim Xasan iyo Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Madaxweynaha ee DDS Mudane C/risaaq Sayid, si loo turxaanbixiyo caqabadaha ka jira dhanka mashaariicaha iyo waxqabadka xafiisyadaasi.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.