Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Xaalada Laascaanood Ha Loodaba Fadhiisto Gud. C/risaaq Khaliif…
 Xaalada Laascaanood Ha Loodaba Fadhiisto Gud. C/risaaq Khaliif…
Wararka

Xaalada Laascaanood Ha Loodaba Fadhiisto Gud. C/risaaq Khaliif…

by Raad Raac January 20, 2023 3 0 Comment

AA

Dhawaaqi Cali Khaliif Galaydh ee aha “Waar Hooyaay” lama weelayn, siyaasigii ugu waynaa ayuu aha Degaanada Sool iyo Buhoodle, Galaydh wuxu raadinaayay Somaliland lawada leeyahay sidii loo heli laha, isagoo u arkay in danta shacabka Dhulbahante sidaa ku jirto, Garaadka Guud Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaado kalena way ku tageersanayeen talladoodi oo ay soo uruuriyeen Galaydhna Oday ka aha waxay la galeen Somaliland waxaana saxeexay Madaxweyne Siilaanyo oo Kulmiye aha nasiib darro Xukuumaddii kale ee Kulmiye heshiiskii ma fulin mana muunayn miisaanku lahaana lama siin, Galydhna maanta waa marxuum tii Alle u timi isagoo aanay u hirgalin himiladii waynayd ee hagaastay.

Maanta siyaasiga ugu wayn uguna culus degaanka Sool, Buhoodle waa Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guuleed, Shakhsi aan danno u gaarana eeganayn masiirka ummaddiisa ee ah inay si dhaba oo wax lawada leeyahay ku dhisan Somaliland ku heshiyaana ay dhab-ka tahay weeye. Talladu waxay tahay Guddoomiye Khaliif haloo dabafadhiisto xajada, wixii uu ku taliyana ha la qaato. Igabadhan.” Muniir Axmed Cigaal

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.