Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WEERAR KU BILOWDAY QARAXYO OO KA DHACAY DEEGAANKA GALCAD
 WEERAR KU BILOWDAY QARAXYO OO KA DHACAY  DEEGAANKA GALCAD
Wararka

WEERAR KU BILOWDAY QARAXYO OO KA DHACAY DEEGAANKA GALCAD

by Fitaah Diinle January 20, 2023 15 0 Comment

AA

Wararka naga soo gaaraya degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saaka dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar qaraxyo ku billaawday ku qaadeen saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ee ku sugan halkaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warramaeen in ilaa laba Gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu weeraray Saldhigyada Ciidamada ee degmada Galcad, waxaaa halkaasi ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka, waxaana aad u adag in la ogaado sababo la xiriira Isgaarsiinta oo aad u xun, iyada oo weli meelo kamid ah Galcad laga maqlayo rasaasta ay isku ridayaan labada dhinac.

Taliska Ciidanka xooga dalka Somaaliyeed iyo Maamulka Galmudug ayaan weli ka hadlin weerarkaas, hayeeshee wuxuu kusoo beegmayaa xilli Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay weli kusii siqayaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Galgaduud.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.