Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAXAA XARIGA LAGA JARAY HOTEL CUSUB OO LAGA DHISAY MAGAALADDA QABRIDAHAR
 WAXAA XARIGA LAGA JARAY HOTEL CUSUB OO LAGA DHISAY MAGAALADDA QABRIDAHAR
Wararka

WAXAA XARIGA LAGA JARAY HOTEL CUSUB OO LAGA DHISAY MAGAALADDA QABRIDAHAR

by Fitaah Diinle January 15, 2023 20 0 Comment

AA

Hoteelkan oo ay ku baxday adduun lacageed oo dhan 35 milyan oo birr ayaa ka kooban jiif iyo cunto, waxaana shaqo-abuur ka helay intii uu socday dhismaha hoteelkani 120 qof iyo 18 qof oo kale oo noqon doona shaqaale joogto ah. Hotelkan oo loogu magac daray Al-xaramayn ayaa qeyb ka noqon doona horumarka ballaadhan ee ka hanaqaaday magaalada Qabridahar.

Xadhig-jarkani hoteelkan casriga ah ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta gobolka Qorraxey, kuwa M.M.Qabridahar, marti sharaf ka socotay M.M.Godey iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, iyagoona ugu baaqay qurba-joogta iyo ganacsatada Deegaanku in ay ka qeybqaataan fursadaha maalgashi ee ka bannaan magaalada.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.