GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
WAXAA SOO XIRMAY KALAFADHIGII 34AAD FADHIGII KOOWAAD EE GOLAHA DEEGAANKA DAGMADDA EYL
Waxaa Si rasmiya Usoo xirmay Kalfadhigii 34aad Fadhiigi Kowaad ee Gollaha degaanka degmada Eyl ee lagu Soo Doortay Qof iyo Codka.
Fadhigan oo socday mudo 20 cishaa ayaa looga dooday qodobo muhiim ah oo ay xildhibaanada golaha degaanka degmadu soo jeediyeen islana qaateen waxaana qodobadaas kamid ah.
1. In degmada Eyl Loo sameeyo Qorshe magaalo [Top Plain] si loo helo wadooyin casri ah.
2. Xaalufka degaanka Sida jarista dhirta, degaameynta dhul daaqsinta xaalufka badda iyo laynta duurjoogta.
3. dardar galinta dhismaha wadada eyl iyo dangoroyo iwm.