MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB
WAXAA MAGAALADDA JIGJIGA LAGU SOODHAWEEYAY XILDHIBAAN KA TIRSAN XILDHIBAANADA DALKA FINLAND.
Duqa magaalada jigjiga Eng siyaad abdi Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee garaad ee garaad wiilwaal kusoo dhaweeyay Abdullahi Abdi Suldaan Biixi, afhayeen kuxigeenka magaalada Turku, ahna xildhibaan lagasoo doortay magaalada Turku ee caasimadda labaad ee Finland.