Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAXAA LA SOO GABA GABEEYAY MASTER PLANKII DOWLAD SOMALILAND KA FULINEYSAY MAGAALADDA BOORAME.
 WAXAA LA SOO GABA GABEEYAY MASTER PLANKII DOWLAD SOMALILAND KA FULINEYSAY MAGAALADDA BOORAME.
Wararka

WAXAA LA SOO GABA GABEEYAY MASTER PLANKII DOWLAD SOMALILAND KA FULINEYSAY MAGAALADDA BOORAME.

by Fitaah Diinle December 8, 2022 24 0 Comment

AA

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Maanta Si Rasmiya Usoo Afmeertay Isla Markaana Usoo Xidhay Master Plan-kii Wasaaradu Ka Fulisay Magaaladda Boorama.

08-12-2022 Boorama “Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud” Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Maanta Si Rasmiya Usoo Afmeertay Isla Markaana Usoo Xidhay Master Plan-kii Wasaaradu Ka Fulisay Magaaladda Boorama.

Xidhitaanka Maanta Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyntu Kusoo Xidhaysay Qorahe Magaaleedkii Magaaladda Boorama โ€œBorama Master Planโ€ Waxa Goobjoog Ka Ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf, Maayiradda Magaalooyinka Hargeisa, Berbera, Gabilay, Boorama, Burco, Iyo Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Awdal.

Mashruucan Qorahe Magaaleedka Magaaladda Boorama โ€œBorama Master Planโ€ Waxa Uu Kala Ahaa Labo Waji, Isagoo Wajigii Uhoreeyey Ahaa In La Fuliyo Naqshadii Master Plan-ka Magaaladda Boorama Ee Ay Udajisay Wasaaradu, Isagoo Qorshahaas Uu Fulay Sannadkii 2021, Halka Wajigii Labaad Ayaa Isna Ahaa In La Sameeyo Wadooyinkii Ka Farcamayey Naqshadaa Wasaaradu Fulisay Ee Master Plan Boorama, Isagoo Wajigan Labaad Fulay Labadii Bilood Ee Udanbeeyey

Maayiradda Magaalooyinka Boorama Iyo Berbera Ayaa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Uga Mahadceliyey In Boorama Usameysay Master Plan, Maantana La Hayo Boorama Oo Qorsheysan, Lana Garanayo Halka Wado Ah Iyo Halka Dhul Ah. Dhinaca Kale Iskuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Gobolka Awdal Ayaa Warbixin Ka Siiyey Masuuliyinta Madasha Joogay, Meelihii Uu Soo Maray Qorshan Iyo Dhaxalka Maanta Lahayo.

Ugu Danbeyn Waxa Mashruucan Soo Xidhay Soona Afmeeray, Isla Markaana Ka Warbixiyey Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf, Ayaa Sheegay In Maanta Wasaaradu Guul Ka Joogto In Boorama Usameyso Naqshada Dhameystiran, Usameyso Master Plan, Maanta Boorama Dhaxayshay Magaalo Qorsheysan, Qaabaysan Isla Markaana Qaabaysan. Iyadoo Labadda Masuul Si Toosa Usheegeen In Maanta Qaranka Utahay Farxad, Iyo In Indhaha Lagu Arkayo Waxqabadkii Shalay Riyada Ahaa Oo Maanta Run Noqday, Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyntuna Si Rasmiya Usoo Afmeertay.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.