Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAXAA HADDA MUQDISHO LAGU DILAY DALAWAR MOOTO BAJAAJTIISA WATAY
 WAXAA HADDA MUQDISHO LAGU DILAY DALAWAR MOOTO BAJAAJTIISA WATAY
Wararka

WAXAA HADDA MUQDISHO LAGU DILAY DALAWAR MOOTO BAJAAJTIISA WATAY

by Fitaah Diinle January 23, 2023 64 0 Comment

AA

Waxaa hadda magaaladda muqdishi lagu dilay dalawar  mooto  bajaajtiisa watay  waxaana dilay askari dowladda federalka  SOMALIA ka ttirsan waxa uuna  ku dilay dagmadda hodan  gaar  ahaan  dalacadda  cabdiqaasim.

Sidda aan wadda ognahay  MAGAALADDA MUQDISHO waxaa ku soo batay  dilalka loogeeysto dadka ku shaqeeysto mooto bajaajta  oo marwalbo loo dilo sibareer ah.

 

Isbuucaan dhaxdiisa waxaa sidaan oo kale loo dilay  dalawar mootadiisa ay la saarneed  hooyadiis iyo walaashiis waxaana dilay  ciidamadda dowladda  Somalia

 

Waxaa ilaa hadda ka hadlin  dilalkaan dadka shacabka maalin walbo loo geeysto  MADAXWEYNAHA SOMALIA.

 

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 49

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.