Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAXAA BALAARIN LAGU BILAABAY GAROONKA DIYAARADAHA MAGAALAD BUULO-BARDE.
 WAXAA BALAARIN LAGU BILAABAY GAROONKA DIYAARADAHA  MAGAALAD BUULO-BARDE.
Wararka

WAXAA BALAARIN LAGU BILAABAY GAROONKA DIYAARADAHA MAGAALAD BUULO-BARDE.

by Fitaah Diinle December 8, 2022 24 0 Comment

AA

Gudoomiyaha Degmadda Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan mudane xasan maxamed cabdi ayaa Bilaabay olole Dib-udayactirka iyo Balaarinta ee Garoonka Diyaaradaha Degmada Buulo-burde OO Si wadajir ah uga Wada qeeyb qaateen Xaafadaha Kala duwan ee Degmada Buulo-burde ururada Duulimaadyada ee ka howlgalo Degmada iyo shaqaalaha Hay’adda socdaalka .

Gudoomiyaha Degmada Buulo-burde ayaa xusay in Tani aay qeyb ka tahay halbeega Maamulka Degmada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan si sare loogu qaado adeega Dowladnimada asigoo ugu Baaqay dhamaan shacabka reer Buulo-burde ka Qeybgalka hormarka Degmadda buulo-burde Midaas oo mudo aay cuuryaamiyeen Kooxda Qawaariijta Argagixisada Al-shabaab.

Gudoomiye xasan maxamed cabdi ayaa carabka ku adkeeyey inuu sii socon doono Dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Degmada Buulo-burde iyo Waliba koobaha Danta guud si loo Xoojiyo Adeegyada Aas-aasiga ah ee shacabka u Baahanyahiin .

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.