Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Waxa mamulka magalada jigjiga laga furay dokumintigii tartanka qandaraaska masharicaha
 Waxa mamulka magalada jigjiga laga furay dokumintigii tartanka qandaraaska masharicaha
Wararka

Waxa mamulka magalada jigjiga laga furay dokumintigii tartanka qandaraaska masharicaha

by Fitaah Diinle January 14, 2023 13 0 Comment

AA

Munaasabadii furitaanka Dokumintiyada tartanka qandaraaska oo ay goobjoog ahaayeen ; Gudiga masharicda mamulka magalada jigjiga ayaa waxaa furay ku xigenka Duqa magalada jigjiga ahna kusimaha Duqa mudane Cali Maxamed khalif isaga oo tartameyaasha u cadeeyay in uu tartankani yahay mid cadaalad iyo cadcadaan ku dheehantahay islamarkaana qofwalba uu helayo natiijada uu ka keeno nidaamka Qiimaynta Dokumintiga Qandaraaska (Bid Evaluation Criteria).

ku xigenka Duqa ayaa intaas kudaray in magalada oo raacaysa jihadii ay xukuumadu udajisay nidaamka qandaraasbixinta masharucaha Dawlada, uu go’aansaday in wixii hada ka danbeeya tartanka qandaraasyada Xafiisku uu noqdo mid xor ah oo daahfuran isaga oo kula dardaarmay tartameyaasha in ay ku kalsoonaadaan cadaalada iyo nasiibkooda.

Tartankan oo ah kii ugu horeeyay ee noocisa ah,
waxaana gudiga qiimaynta tartanka ay dhawaan shaacin donan shirkadaha ku guulaystay tartanka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 68

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.