Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somaliland…
 Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somaliland…
Wararka

Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somaliland…

by Raad Raac December 17, 2022 8 0 Comment

AA

Waxa La Jogaa Xiligii Maraykanku Xafiis Ka Furan Lahaa Somalilands”..Tibor Nagy Kaaliyihii Maraykanka U Qaabilsanaa Afrika 

 

Kaaliyihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika sidoo kalena soo noqday Safiirka US ee Ethiopia iyo Guinea Mr Tibor Nagy, ayaa sheegay in la so gaadhay xilligii Maraykanku xafiis ka furan lahaa Hargeysa.
“Ugu dambayn, Somaliland waxay awood u leedahay inay ka qayb gasho barnaamijyada Waaxda Difaaca Maraykanku fuliso, iyadoo lagu saxeexay hindise-sharciyeed Koongaraysku gudbiyey. Tallaabada xigta ee Maraykanka laga filayo ayaa ah inuu xafiis ka furto Hargeysa, si la mid ah waddamada kale ee dunida.”
Sharcigan cusub haddii madaxweyne Biden, saxeexo Somaliland iyo Maraykanku waxa ay yeelan doonaan Iskaashi dhinacyo badan leh.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.