Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WAX QABADKA 6 LIXDA BILOOD EE XAFIISKA CADAALADA HEER DEEGAAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIGJIGA
 WAX QABADKA 6 LIXDA BILOOD EE XAFIISKA CADAALADA HEER DEEGAAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIGJIGA
Wararka

WAX QABADKA 6 LIXDA BILOOD EE XAFIISKA CADAALADA HEER DEEGAAN OO KA FURMAY MAGAALADA JIGJIGA

by Fitaah Diinle January 9, 2023 274 0 Comment

AA

Qiimeynta warbixinta waxqabadka 6-da bilood ee xafiiska caddaaladda heer deegaan & xeer-ilaalinta 11-ka gobol ee DDS ayaa ka furmay magaalada Jigjiga.

Qiimeyntu muddada ay socoto waxaa muhiimadda lagu saari doonaa xaqiijinta waxqabadka dhinaca caddaaladeed iyo in sixitaan lagu sameeyo gal’daloolooyinka jira.

Wasiirka Xafiiska Caddaaladda DDS oo furay qiimeynta ayaa tilmaamay in ay muhim tahay in la sameeyo isla xisaabtan dhab ah.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 53

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.