Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA MAALIYADA OO MAANTA BOOQDAY XEEBTA BOOSAASO.
 WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA MAALIYADA OO MAANTA BOOQDAY XEEBTA BOOSAASO.
Wararka

WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA MAALIYADA OO MAANTA BOOQDAY XEEBTA BOOSAASO.

by Fitaah Diinle December 30, 2022 19 0 Comment

AA

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdirisaaq Ismaaciil Cumar ”Sheekh Aduun” ayaa maanta Booqasho ku tagey Xeebta Magaalada Bosaaso oo maalinta jimcaha damashad iyo Dalxiis loo taga.

Wasiir Sheekh Aduun oo shacabka la kulmay ayaa ka wacyigeliyay dadka u soo dalxiis tagay inaysan galin badda oo ah mid aad u kacsan maadaama xeebaha Puntland laga filaayo in ay ka da’aan dabeylo robab wata, Sido kale Wasiir Sheekh Aduun waxuu shacabka kula dalxiisay xeebta.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.