GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
WASIIRU DOWLAHA MADAXTOOYADA PUNDLAND OO GURIGIISA KU BOOQDAY MID KA MID AH HOGAANKA DHAQANKA PUNTLAND.
Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Dawladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi Nuur, ayaa hoygiisa Boosaaso ku booqday Beeldaaje Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland.
Wasiiru Dawlaha iyo Beeldaajaha ayaa iska xogwareystay xaaladda guud, iyo sidii Bulshada Gobolku isugu diyaarin laheyd diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland, oo 05ta January 2023 ka bilowmaya Gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafu.