Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA XAFIISKA WARAABKA IYO DOOXOOYINKA DDS OO BOOQDAY BEERAHA DAGMADDA DOOLLO ADDE .
 WASIIRKA XAFIISKA WARAABKA IYO DOOXOOYINKA DDS OO BOOQDAY BEERAHA DAGMADDA DOOLLO ADDE .
Wararka

WASIIRKA XAFIISKA WARAABKA IYO DOOXOOYINKA DDS OO BOOQDAY BEERAHA DAGMADDA DOOLLO ADDE .

by Fitaah Diinle December 30, 2022 20 0 Comment

AA

Wasiirka Xafiiska Waraabka iyo Dooxooyinka DDS Maxamed Faatax Maxamed oo ay waheliyaan maamulka gobolka Liibaan ayaa booqday mashruuca kannaallada beeraha tuulada Suuf ee degmada Doollo-addo ee gobolka Liibaan.

Mashrucan kannaallada waraabka beeraha tuulada Suuf ayaa dhismihiisu meel fiican marayaa, waxuuna ka mid yahay mashaariicihii laga fuliyay heer deegaan sannadkii 2021-ka, mashuucan ayaa fogaanta dhererkiisu gaadhayaa 6km qorshe ahaan loogu talo’galay in looga faa’iidaysto wax-soo-saarka beeraha in ka badan 400 oo hiktar oo dhulbeereed ah.

Wasiirka Xafiiska Waraabka iyo Dooxooyinka DDS Maxamed Faatax Maxamed ayaa sheegay ahmiyadda ugu muhiimsan ee kannaalladan inay yihiin kor-u-qaadidda wax-soo-saarka beeraha, si bulshadu uga kaaftoonto ku tiirsanaanta gamcaha shisheeye xalwaarana loogu heli lahaa baahiyaha taagan sida abaaraha.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 49

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.