Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO LA KULMAY DANJIRAHA DOWLADA QADAR EE SOMALIA
 WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO LA KULMAY DANJIRAHA DOWLADA QADAR  EE SOMALIA
Wararka

WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO LA KULMAY DANJIRAHA DOWLADA QADAR EE SOMALIA

by Fitaah Diinle January 18, 2023 27 0 Comment

AA

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa kula la qaaray Danjiraha dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi.

Wasiirka oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo saraakiil kale oo wasaaradda ka tirsan ayaa ugu horayn uga mahadceliyay dowladda Qatar sidii quruxda badnayd ee ay uga soo dhalaashay martigelintii koobkii kubadda cagta adduunka ee Qatar 2022 oo saamayn gooni reebay.

Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa Danjiraha Dowladda Qatar la wadaagay dadaalada ay wasaaraddiisu ugu jirto dayactirka garoomada dalka isagoo safiirka la wadaagay baahiyaha xagga garoomada iyo goobaha dhallinyaradu isugu timaado ah ee dalka ka jira.

Dowladda Qatar ayaa qorshaynaysa in garoomada guurguura iyo agabkii kale ciyaarihii koobka adduunka lagu qabtay loogu deeqo wadamada adduunka qaarkood.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.