Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AHAA DHALINYARADDA SOMAALIYEED
 WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AHAA DHALINYARADDA SOMAALIYEED
Cayaaraha

WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY KULAN MUHIIM U AHAA DHALINYARADDA SOMAALIYEED

by Fitaah Diinle January 12, 2023 2461 0 Comment

AA

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka qayb-galay doodda tallo-wadaag oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada ee dowlad dhiska iyo horumarinta dalka.

Doodda tallo-wadaag oo qayb ka ahayd kulanka wadatashiga dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay iska kaashadeen Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha iyo qaybo ka mid ururrada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxaa ka soo qayb-galay doodda tallo-wadaag iyo shirka dhalinyarada Soomaaliyeed Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliyeed agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Cabdiraxiim Warsame Diiriye, masuuliyiin hore iyo in ka badan 200 oo dhalinyaro ah.

Waxaa laga dooday kaalinta dhalinyarada ee dowlad dhiska gaar ahaan Marxaladdan kala guurka ah ee la rajaynayo in dalka la xoreeyo lagana hirgeliyo doorasho toos ah oo dadka Soomaaliyeed ay ka wada qayb-galaan.

Wasiir Maxamed Barre iyo dhammaan Xildhibaannadii doodda ka qayb-galay ayaa kula dardaarmay dhalinyarada inay Iskaashadaan oo muujiyaan isku duubni si ay uga mira-dhaliyaan qorshaha dhalinyarada ee hogaaanka dalka iyo qorshaha guud qaranka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.