Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY CASHO SHARAF AY SAMEYSAY XALI WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA
 WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY CASHO SHARAF AY SAMEYSAY XALI WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA
Cayaaraha

WASIIRKA WASAARADDA CIYAARAHA OO KA QEYB GALAY CASHO SHARAF AY SAMEYSAY XALI WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA

by Fitaah Diinle January 19, 2023 20 0 Comment

AA

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo qaar ka mid ah golayaasha dowladda ayaa xalay ka qayb-galay casho sharaf sagootin ah oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u samaysay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurba-joogta ee dalka aan walaalaha nahay ee Yemen Dr Axmed Cawad bin Mubarak.

Kulanka cashada ah waxaa kale oo ka soo qayb-galay safiirrada dalalka aan saaxiibada nahay ee fadhigoodu yahay Caasimadda Muqdisho.

Soomaaliya iyo Yemen waxay leeyihiin xiriir qarniyo soo jiray oo xagga dadka, Taariikhda, dhaqanka iyo dhaqaalahaba leh, waxaana hadda wadaagaynaa khibradda kasoo kabashada colaadaha.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.