Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA WASAARADDA CADAALADA OO SOODHAWEEYAY HESHIISKA EEY GAAREEN GOLAHA WADATASHIGA QARAN.
 WASIIRKA WASAARADDA CADAALADA OO SOODHAWEEYAY HESHIISKA EEY GAAREEN GOLAHA WADATASHIGA QARAN.
Wararka

WASIIRKA WASAARADDA CADAALADA OO SOODHAWEEYAY HESHIISKA EEY GAAREEN GOLAHA WADATASHIGA QARAN.

by Fitaah Diinle December 29, 2022 15 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa bogaadiyay Heshiiska ay Golaha Wadatashiga Qaran ka gaareen hannaanka Federaalaynta Garsoorka iyo Astaynta Awoodaha oo ah labo qodob oo muhiim u ah Dhamaystirka Dastuurka dalka, kana mid ahaa arrimaha u baahan heshiiska siyaasadeed.

Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka ayaa dadaal dheer gelisay in maanta la soo dhammaystiro heshiiska hannaanka Garsoorka iyo Astaynta awoodaha oo muhiim u ah dhammaystirka Dastuurka ku meel gaarka ah.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.