Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA WARFAAFINTA JAMHUURIYADDA SOMALILAND OO SOO KORMEERAY GOOBTA DIIWAN GILINTA DAGMADDA QULUJEED
 WASIIRKA WARFAAFINTA JAMHUURIYADDA SOMALILAND OO SOO KORMEERAY GOOBTA DIIWAN GILINTA DAGMADDA QULUJEED
Wararka

WASIIRKA WARFAAFINTA JAMHUURIYADDA SOMALILAND OO SOO KORMEERAY GOOBTA DIIWAN GILINTA DAGMADDA QULUJEED

by Fitaah Diinle January 9, 2023 38 0 Comment

AA

Muxuu Wasiir Kuxigeenka Warfaafintu Kula Kulmay Goobtii Diiwaan Galinta Degmada Qulujeed ee Uu soo Kormeeray

โ€œFariimahii Wacyigalinta ahaa & Dadaalkii Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Mudane Siciid Xasan Habane ayaa na dhiirigaliyay, waxa ay na tuseen fariimahaas sida uu codkayagu muhiimka u yahay, meel fog ayaanan ka imanay, Qulujeedna waxa aan maanta u joognaa in aan is-diiwaangalino, dadkii dagaankuna maanta way ku dhiiran yihiin inay is diiwaangaliyaan, inkastoo waqtigu nagu yar yahay, goobaha diiwaangalintuna ay naga fog-yihiin, hadana waan dhiiranahay oo way naga goโ€™an tahay in aan dadka xaqa u leh oo dhan diiwaangalino, Wasiir Siciidna waan u mahadnaqaynaa โ€ ayuu yidhi muwaadin saf ugu jiray isdiiwaangalinta goob mashquul ah oo shaqo badani ka socotay oo ku taal degmada Qulujeed, waqti ay degaankaas kormeer shaqo oo salka ku haya u kuurgalka hawsha socota & wacyigalinta dadwaynaha ee dhinaca is-diiwaan-galinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland uu ku soo maray Wafdi uu hogaaminayay Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Mudane Siciid Xasan Habane oo ay wehelinayeen Xidhnibaano Golaha Degaanka ah.

Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Mudane Siciid Xasan Habane ayaa tan iyo bilawgii diiwaangalinta codbixiyayaasha ku sugnaa gudaha gobalka Awdal, isaga oo markaas qayb ka ahaa Masuuliyiin Xukuumada dhexe ka socda oo uu hogaan u yahay Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska Somaliland Mudane Maxamuud Xasan Sacad Saajin.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.