Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA TAMARTA DFS OO XAMZE ABDI BARRE KU WAREEJIYAY QORSHO HOWLEEDKA SANADKA 2023.
 WASIIRKA TAMARTA DFS OO XAMZE ABDI BARRE KU WAREEJIYAY QORSHO HOWLEEDKA SANADKA 2023.
Wararka

WASIIRKA TAMARTA DFS OO XAMZE ABDI BARRE KU WAREEJIYAY QORSHO HOWLEEDKA SANADKA 2023.

by Fitaah Diinle December 22, 2022 15 0 Comment

AA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Badda, Jaamac Taqal Cabbaas, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac iyo Guddoomiyaha baanka Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi.

Wasiirada ayaa soo bandhigay qorshe-hawleedka muddeysan ee sanadka cusub 2023 iyo qaababka kala duwan ee loo fulinayo, kuwaasi oo su’aalo muhiim ah ay ka weydiiyeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Salah Jama

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Baanka Dhexe in laga mira dhaliyo ballanqaadka waxqabad iyo qorshooyinka ay soo bandhigeen maanta, isaga oo dhinaca kale ku boorriyay in la xoojiyo wadashaqaynta kala dhaxeysa hey’adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo la taaban karo looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda #DanQaran.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 54

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.