Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA QORSHEYNTA DFS OO GAARAY DALKA KUWAIT
 WASIIRKA QORSHEYNTA DFS OO GAARAY DALKA KUWAIT
Wararka

WASIIRKA QORSHEYNTA DFS OO GAARAY DALKA KUWAIT

by Fitaah Diinle January 4, 2023 22 0 Comment

AA

Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda FS Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa gaaray dalka Kuwait, halkaas oo kaga qeyb-gali doono shirka sannadlaha ah ee golaha sare ee maamulka machadka iyo wasiirrada qorshaynta dalalka Carabta ee ku saabsan qorshaynta iyo horumarinta, kaas oo ay Kuwait marti galinayso.

Wafdiga wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey safiirka Soomaaliya ee dalkaas danjire Dr. Cabdullahi Maxamed Odowaa, lataliyaha 1-aad
Mukhtaar Cali Yuusuf iyo Cabdiwahab Xuseen Haji Maxamed oo ah lataliyahaa2-aad.

Wasiirka ayaa shirka ka jeedin doona khudbad ku saabsan arrimaha dhaqan dhaqaale ee Soomaaliya, waxaana uu warbixin ka siin doonaa wasiirrada kala duwan ee shirka ka soo qeyb-galaya hannaanka horumarka dalkeenu ka gaaray dib u habaynta hay’adaha dowliga ah.

Wasiirka oo ka mid ah xubnaha gudoonka Machadka Arab Planning Institute (API) ayaa sidioo kale waxa uu shirar kala duwan la yeelan doonaa wasiirrada dhiggiisa ah ee shirka ka qaybgalaya iyo madaxda dalka Kuwiet oo uu kala hadlayo xiriirka labada dal iyo sidii uu sii xoogeysan lahaa.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.