Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA QORSHEYN IYO MAALGASHIGA DFS OO KULAN LA YEESHAY JAALIYADDA SOMALIYEED EE KU SUGAN DALKA CANADA.
 WASIIRKA QORSHEYN IYO MAALGASHIGA DFS OO KULAN LA YEESHAY JAALIYADDA SOMALIYEED EE KU SUGAN DALKA CANADA.
Wararka

WASIIRKA QORSHEYN IYO MAALGASHIGA DFS OO KULAN LA YEESHAY JAALIYADDA SOMALIYEED EE KU SUGAN DALKA CANADA.

by Fitaah Diinle December 20, 2022 18 0 Comment

AA

Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS Mudane Cabdirashiid Jire ayaa m kulana la qaaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool Magaalada Calgary Alberta, ee dalka Canada, waxaana ay bogaadiyeen Xukuumadda Dan-Qaran iyo is abaabulka bulshada ee ka dhanka ah la dagaallanka Khawaariijta.

Wasaiiru dowlaha ayaa uga mahadceliyay dhammaan xubnaha uu kulanka la qaatay casho sharafta ah iyo soo dhaweynta ay u sameeyeyn Calgary, kagana warbixiyay guud xaaladda guud dalka.

“Waxaan warbixin kooban ka siiyey xaaladda uu dalku marayo iyo qorshaha xukuumadda Dan Qaran oo ay ugu horreyso cirib-tirka khawaarijta, waxayna ay aad u soo dhaweeyeen dagaalka lagula jiro khawaarijta iyagoo ii muujiyey taageerada iyo garab istaaga xukuumadda ayuu yiri Wasiir Cabdirashiid Jire oo ah Wasiiru Dowlaha Qorsheynta XFS.

Waxaa kale oo Jaaliyada iyo labeenta bulshada Soomaalida Calgary ee Dalka Canada ay isla soo hadal-qadnay Howlaha Gargaarka bulshada socda, dib u dhiska kaabayasha dhaqaalaha iyo adeegyada degdegga ah ee ay dowladdu gaarsiiso goobaha laga saaray kooxaha Alshabab.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.