Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA MAALIYADA OO FURAY BARNAAMIJKA DEYN CAFINTA
 WASIIRKA MAALIYADA  OO FURAY BARNAAMIJKA DEYN CAFINTA
Wararka

WASIIRKA MAALIYADA OO FURAY BARNAAMIJKA DEYN CAFINTA

by Fitaah Diinle January 15, 2023 14 0 Comment

AA

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta furmay shirka deyn-cafinta ee u dhexeeya hey’adaha Dowladda oo Wasaaradda Maaliyadda ay hoggaan u tahay iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

Wasiir Cilmi ayaa yiri”Shirkaan inta uu socdo waxa aan diiradda ku saaraynaa wixii innooga qabsoomay hannaanka dub-u-habeynta Maaliyadda sanaddii tagtay ee 2022 iyo heegsigeena sanadkaan 2023 oo aan rajo wanaagsan ka qabno in aan gaarno barta kama dambeysta ah ee deyn-cafinta”

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 81

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.