Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA HAAYADDA MAAREYNTA MUSIIBOOYINKA OO LA KULMAY SAFIIRKA IMAARAADKA CARABTA
 WASIIRKA HAAYADDA MAAREYNTA MUSIIBOOYINKA  OO LA KULMAY SAFIIRKA IMAARAADKA CARABTA
Wararka

WASIIRKA HAAYADDA MAAREYNTA MUSIIBOOYINKA OO LA KULMAY SAFIIRKA IMAARAADKA CARABTA

by Fitaah Diinle January 25, 2023 19 0 Comment

AA

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi, iyaga oo ka wadahadlay doorka dowladda Imaaraadka ee la tacaalida arrimaha abaaraha iyo mashaariicda horumarinta.

Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn dowladda iyo shacabka Imaaraadka kaga mahadceliyay garab istaagga shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ka codsaday in ay sii wadaan dadaalka iyo garab istaagooda shacabka Soomaaliyeed, asigoo si gaar ah kaga codsaday dowladda Imaaraadka in lagala shaqeeyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka ku nool goobaha laga xoreeyay Khawaarijta Al-Shabaab.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.