GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO HADAL KA JEEDIYAY MAANTA GOBALKA SHABELAHA DHEXE
Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka xoogga, Sanatar Afcadey, Taliyaha ciidanka dhulka, guddoomiyaha gobolka Shabeellada dhexe iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer dhiirro-galin ah ugu tagay xooggaga xoreynta deegaanka Daaru Naciim ee gobolka Shabeellada dhexe.