WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO BOOQDAY DADKII WAX YEELADDA KA SOO GAAREEN QARAXII ZOOBE 2
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo wafdigiisa ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta, halkaas oo lagu dabiibayo qaar kamid ah dhaawacyadii ugu cuslaa ee Qaraxii Zoobe 2.
Wasiirka ayaa si mid mid ah u booqday bukaanada isagoo u kuu galayay daryeelka caafimaad ay heleen mudadii la dabiibayay.
Ugu dambeyn Wasiirka ayaa kaga mahad celiyay Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Wasaaraddooda Gaashaandhigga daryeelka hagar laโaanta ah iyo qalliimada cul culus ee bukaanada Soomaaliyeed heleen.