Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka Dib Markii Denmark Lagu Gubay Kitaabka Quraanka Ah…
WASIIRKA CADAALADDA DFS OO SHIR KU SAABSAN ARIMAHA MUSUQ-MAASUQA KAGA QEYB GALAY JIDDAH
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa magaalada Jeddah ee dalka Sucuudi Carabiya kaga qayb galaya Shirkii 1-aad ee heer Wasiir ee Sharciga La-dagaalanka Musuq-maasuqa Dowladaha Xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka si loo taageero Shirkii Makkah Al-Mukarrama.