Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIRKA BEENEBEENE OO SOO XIRAY KULANKA ANSIXINTA SIYAASADDA QARAN
 WASIIRKA BEENEBEENE OO SOO XIRAY KULANKA ANSIXINTA SIYAASADDA QARAN
Wararka

WASIIRKA BEENEBEENE OO SOO XIRAY KULANKA ANSIXINTA SIYAASADDA QARAN

by Fitaah Diinle January 15, 2023 17 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamud Cabdiraxmaan Sheikh Farax (Beenebeene) oo ay wehliso Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka Waara Marwo Zahra Abdi ayaa maanta soo xiray kullanka ansixinta Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta ee Soomaaliya.

Ujeeddada kullanka ayaa ku saleysneed ansixinta Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta oo mudo shaqadiisa ay waday Wasaaradda, wadatashiyana lagala yeeshay Wasaaradaha iyo Hayโ€™addaha Dowladda heer Fedeeral iyo Dowlad-goboleedyada.
Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta ayaa laf-dhabar u ah qiimeynta iyo kormeerka mashaariicda horumarineed ee dalka ka socota si loo dar-dargeliyo ka mira-dhalinta Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-laad (QHQ-9).

Wasiir Maxamud Cabdiraxmaan Sheikh Farax (Beenebeene) ayaa bogaadiyay dadaalka Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta iyo dhamaan Wasaaradaha iyo Hayโ€™adda qeybta ka ahaa sameynta Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimeynta taas oo dhawaan la horgeyn doono Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.