Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Wasiir Kuleba waxa uu laalay Baaqii uu Madaxweynaha Raashiya, Vladimir Putin ee Wada-xaajoodyo lagu dhameeyo Colaadda Ukraine, isagoo xusay in Dagaalka Raashiya ku hayso dalkiisa ay caddayn u tahay inaysan Moscow doonayn Wada-hadal. Waxa kale oo uu tilmaamay inuu dalkiisa samayn doono wax kasta si ay ugu guuleystaan Dagaalka socda sanadka soo socda ee 2023-ka, waa sida uu Hadalka u yiri. “Dagaal kasta waxa uu ku dhamaadaa Dariiq Diplomasiyadeed “A diplomatic way”, iyo inuu Dagaal kasta ku dhamaado Natiijada Goobaha Dagaalka ama Miiska Wada-xaajoodka” ayuu yiri Wasiirka
 Wasiir Kuleba waxa uu laalay Baaqii uu Madaxweynaha Raashiya, Vladimir Putin ee Wada-xaajoodyo lagu dhameeyo Colaadda Ukraine, isagoo xusay in Dagaalka Raashiya ku hayso dalkiisa ay caddayn u tahay inaysan Moscow doonayn Wada-hadal.  Waxa kale oo uu tilmaamay inuu dalkiisa samayn doono wax kasta si ay ugu guuleystaan  Dagaalka socda sanadka soo socda ee 2023-ka, waa sida uu Hadalka u yiri.  “Dagaal kasta waxa uu ku dhamaadaa Dariiq Diplomasiyadeed “A diplomatic way”, iyo inuu Dagaal kasta ku dhamaado Natiijada Goobaha Dagaalka ama Miiska Wada-xaajoodka” ayuu yiri Wasiirka
Wararka

Wasiir Kuleba waxa uu laalay Baaqii uu Madaxweynaha Raashiya, Vladimir Putin ee Wada-xaajoodyo lagu dhameeyo Colaadda Ukraine, isagoo xusay in Dagaalka Raashiya ku hayso dalkiisa ay caddayn u tahay inaysan Moscow doonayn Wada-hadal. Waxa kale oo uu tilmaamay inuu dalkiisa samayn doono wax kasta si ay ugu guuleystaan Dagaalka socda sanadka soo socda ee 2023-ka, waa sida uu Hadalka u yiri. “Dagaal kasta waxa uu ku dhamaadaa Dariiq Diplomasiyadeed “A diplomatic way”, iyo inuu Dagaal kasta ku dhamaado Natiijada Goobaha Dagaalka ama Miiska Wada-xaajoodka” ayuu yiri Wasiirka

by Maxamed Ajiib December 27, 2022 6 0 Comment

AA

Labo ruux ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay toogasho ku dileen, dhowr gurina ay gubeen deegaan miyi ah oo ku yaalla xeebta dalka Kenya, sida ay booliisku sheegeen.

Weerarka ayaa habeenkii Kirismaska ka dhacay deegaanka Pandaguo ee ismaamulka Lamu oo deris la ah keynta Boni, halkaasoo hay’adaha ammaanku ay wadeen howlgal tan iyo 2015-kii si looga soo saaro Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugan.

Dhulka howdka ah ee ku dhow xadka Kenya iyo Soomaaliya iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa waxaa dhowr jeer oo hore ka dhacay weeraro ay fuliyeen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab.

Booliska ayaa sheegay in kooxaha weerarka soo qaaday ay ku soo duuleen tuulada Taa oo dhowr mayl u jirta goobta caanka ah ee loo dalxiis tago ee magaalada Lamu, isla markaana ay bartilmaameedsadeen guryaha.

Guddoomiyaha gobolka xeebta John Ellungata ayaa sheegay in kooxaha weerarka soo qaaday ay habeennimadii soo weerareen tuulada balse ay iska caabiyeen ciidamada keydka ah ee booliiska Kenya kaddib markii ay israsaaseyn xooggan dhacday.

Elungata ayaa ku booriyay dadka deegaanka inay la shaqeeyaan saraakiisha ammaanka ee goobta ku sugan.

“Xaaladdu waa degan tahay, waxaan joognaa goobta askar roondo ah, waxaana ka codsanaynaa xubnaha bulshada inay noo sheegaan waxay og yihiin inay naga caawiyaan baaritaanada inta aan wadno howlgallada,” ayuu yiri.

Weerarkan ayaa ku soo aadaya todobaad uun kadib markii rag looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen gaadiid ay wateen ciidamada Booliska Kenya, halkaasi oo ay ku dileen laba sarkaal iyo qof rayid ah.

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.