Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo Safar Shaqo ku Tagay Degmada Dacarta…
 Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo Safar Shaqo ku Tagay Degmada Dacarta…
Wararka

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo Safar Shaqo ku Tagay Degmada Dacarta…

by Raad Raac December 27, 2022 33 0 Comment

AA

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa shalay socdaal la xidhiidha  qaadashada kaadhka Diwaangalinta  Codbixiyayaasha ku tagay Degmada Dacarta ee ka tirsan Gobalka Maroodijeex.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maxamuud Jaamac Warfaa oo kulan la qaatay dadweynaha  ku dhaqan Degmada Dacarta  ayaa waxa uu kala hadlay sidii ay u qaadan la haayeen Kaadhka Diwaangalinta Codbixiyayaasha ee dalka ka bilaabmi doonta 28 bishan.

Maxamuud Jaamac Warfaa  ayaa waxa uu sheegay in qaadashada ay tahay xaq qofka muwaadinka u leeyahay in uu wax doorto lana doorto.Waxaana uu yidhi”Waxa aanu idkiiku nimid in aanu idiin soo gudbino in Degmada Dacarta iyo deegaamada hoos yimaadaa ay is Diwaangaliyaan,qofkii 2011 aan is Diwaangalin waa in uu is diwaangaliyo.qofkii uu ka lumay Kaadhka Diwaangalinta Codbixiyayaasha iyo qofkii aan qaadan kaadhka  waa  in uu isdiwaangaliyo.waa muhiim Diwaangalinta Codbixiyayaasha waa xaq qofka muwaadinka u leeyahay in uu wax doorto lana doorto muwaadin ha,lumin xaqaaqa,”.

Guddoomiye ku Xigeenka Wargeyska Dawan Saleebaan Cabdi Cali oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa waxa uu ku booriyay dadka Degmada Dacarta in ay qaataan Kaadhka Diwaangalinta Codbixiyayaasha.Waxaana hi yidhi”Degmada Dacarta waxa ay ka mid tahay.degmooyinka Diwaangalinta Codbixiyayaasha iyo Doorashooyinka ka  dhacayaan,waxaana halkan  iskugu nimid in aanu idiku wacyigalino in loo diyaar garoobo Diwaangalinta

Sidoo kale dadweynaha Degmada Dacarta ayaa waxa ay sheegeen in ay qaadan doonaan kaadhka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 76

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.