Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Caafimaadka
  3. WASIIR KU XIGEENKA CAAFIMAAD OO KULAN LA QAATAY XUBNO KA SOCDAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARE XAMSE ABDI BARRE
 WASIIR KU XIGEENKA CAAFIMAAD OO KULAN LA QAATAY XUBNO KA SOCDAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARE XAMSE ABDI BARRE
Caafimaadka

WASIIR KU XIGEENKA CAAFIMAAD OO KULAN LA QAATAY XUBNO KA SOCDAY XAFIISKA RA’IISUL WASAARE XAMSE ABDI BARRE

by Fitaah Diinle January 9, 2023 71 0 Comment

AA

Wasiirka Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maxamad Xassan Maxamed Bulaale ayaa kulan laqaatay madaxa ka socotay Qeybta Arimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha iyo Xildhibaano kamida Gudddiga Arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka oo ay Hogaaminaysay Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray halbeegyada waaweyn ee qorhseysan Wasaaradda ee ku aadan horumarinta Adeega Caafimaadka Dalka iyo dedajinta howlaha mudnaanta gaarka ah leh sida Sharicga Dawaada, Howlaha Caafimaad ee ku aadan Qorshaha Xasilinta Goobaha Dib looga xoreeya Al-Shabaab iyo Guud ahaan higsiga Wasaaradda Caafimaadka.

Madaxda kasocotay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha iyo Guddiga Arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ayaa bogaadiyay sida wanaagsan uu wasaaraddu u waddo shaqadda ay u xilsaarantahay Wasaaradda Caafimaadka, iyagoo sheegay in Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha iyo Gudddiga Arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ay mudnaan dheeri ah sinayaan howlaha horutabint weyn u leh Wasaaradda Caafimaadka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.