Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIR BEENEBEENE OO SHIR GUDOOMIYAY SHIRKA BILLAHA AH EE HOGAANKA SARE.
 WASIIR BEENEBEENE  OO SHIR GUDOOMIYAY SHIRKA BILLAHA AH EE HOGAANKA SARE.
Wararka

WASIIR BEENEBEENE OO SHIR GUDOOMIYAY SHIRKA BILLAHA AH EE HOGAANKA SARE.

by Fitaah Diinle December 25, 2022 38 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee Hoggaanka sare, oo ay ka qeyb-galleen Wasiir Ku xigeenka Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, K/S Agaasimaha Guud Marwo Zahra Cabdi Maxamed ahna Agaasimaha Waaxda Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka waara,

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Istaatiskada Qaranka Mudane Sharmaake Faarax, Agaasimayasha waaxyaha iyo La taliyaasha Wasaaradda.

Shirka oo looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yahiin waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda ee qorshayaasha horu-tebinta lahaa iyo kuwa muddeysan ee heerka fulinta marayo si loo dar-dargaliyo.

Sidoo kale, Istaraajiyadda howl-galka shaqo ayaa looga hadlay oo ay ku cad yahiin yoolalka kala duwan oo Waaxda Qorsheynta ay soo bandhigtay.

Waxaa kale oo shirka manta diiradda lagu saaray:-

1. Qeybo qoraalka dib-u-eegista waxqabadka Waaxda Kormeerka iyo qiimeynta 2022.

2. Warbixin muuqaleedka dhaqaalaha dalka oo ay soo diyaarisay waaxda Horumarinta Dhaqaalaha.

3. In la xoojiyo istaraatiijiyadda howlaha shaqo ee soo socda, si lo hergeliyo howlaha kala duwan ee u degsan Waaxda Qorsheynta. Sidoo kale, qorshaha Wasaaradda in ay xaqiijiso 2023 ayaa lagu soo bandhigay shirkan.

Kulankaan oo bishiiba mar dhaca ayaa lagu dhegaystaa warbixinnada kala duwan ee ay soo jeediyaan agaasimayaasha waaxaha, sidoo kalana lagu kala xog qaataa, iyada oo dib u eegis lagu sameynaayo qorshaha istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda, iyo dardar-gelinta howlaha shaqo ee waafaqsan qorshayaasha Wasaaradda.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 72

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.