Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIR BEENEBEENE OO LA KULMAY WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA EE DALKA KUWAIT
 WASIIR BEENEBEENE OO LA KULMAY WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA EE DALKA KUWAIT
Wararka

WASIIR BEENEBEENE OO LA KULMAY WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA EE DALKA KUWAIT

by Fitaah Diinle January 4, 2023 15 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda dalkaas, Mudane Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah. Labada mas’uul ayaa ka wada hadalnay iskaashiga ka dhexeeya labada dhinac, iyo arrimihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo caalamka.

Wasiir Beenebeene ayaa dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, kuna socday Amiirka dalka Kuwait Sheikh Nawaf Al- Ahmed ku wareejiyay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Kuwait.

Wasiir Sheikh Salem ayaa guddoomay dhambaal qoraalka Madaxweynaha, kana mahadceliyay wada shaqaynta iyo xiriirka wanaagsna ee markasta ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya dalka Kuwait

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.