Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASIIR ALI MAREEXAAN OO KA TIRSAN MAAMULKA SOMALILAND OO GAARAY DAGMADDA GABO-GABO
 WASIIR ALI MAREEXAAN OO KA TIRSAN MAAMULKA SOMALILAND OO GAARAY DAGMADDA GABO-GABO
Wararka

WASIIR ALI MAREEXAAN OO KA TIRSAN MAAMULKA SOMALILAND OO GAARAY DAGMADDA GABO-GABO

by Fitaah Diinle January 6, 2023 15 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa safar shaqo kuย  soo maray deegaanada waqooyiga gobolka Tog-dheer iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Ceel-Dheere ee Degmada Gebo-gebo.

Weftigan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo mudooyinkii u danbeeyey safaro shaqo ku soo marayayey deegaano ka mida gobolada ,gaar ahaana goboladda Togdheer iyo Sanaag ayaa gadhay deegaanka Ceel-dheere ee degmada Gaba-gabo ee waqooyiga gobolka Tog-dheer, iyadoo halkaasna si weyn loogu soo dhoweeyey Wasiirka iyo Weftiga la socota.

Weftiga ayaa deegaankaas u tegay dardar-gelinta iyo wacyi-galinta diwaan-gelinta doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa bulshada degmadaasi ka codsatay inay si weyn isu diwaan-geliyaan ,qaatana kaadhka cod-bixinta doorashada, sidoo kale wasiirka ayaa u kuur galay xaalada nololeed ee ka jirta deegaanadda hoos yimaada degmada Geba-gebo gaar ahaana deegaanka Ceel-dheer.

Dadka deegaanka ayaa ka codsaday wasiirka horumarinta biyaha Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) inuu wax ka qabto xaalada biyo laโ€™aaneed ee ka jirta deegaanka Cee-dheer, wasiirka biyahaย  oo dhankiisa ka jawaabay codsiga bulshada ayaa shegay in sahankii biyo raadinta Ceel-dheer laga sameeyey meelaha lagu tuhmayo in biyo laga helayo.

Ugu ย dambayn Wasiirka ayaa gaadhay degmada Gebo-gabo halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey isaga iyo weftigiisa, wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha oo ka fal-celinaya baahiyaha ka jira degmada Geba-gabo ayaa sheegay inuu ku dadaali doono sidii degmadaasi u heli lahayd gaadiidka gurmada deg dega ah ee loo yaqaan ( Ambalace).

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.