WASAARADDA HOWLAHA GUUD EE SOMALILAND OO YEELATAY KULANKEEDII UGU DAMBEEYAY EE SANADKA 2022.
Wasaaradda Hawlaha Guud” Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor Cismaan Oo Shir Gudoomiyey Shirkii Udanbeyeye Sannadka 2022 Ee Ay Yeeshaan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda.
Fadhigii 73aad Ee Sannadkan 2022 Waxa Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor Cismaan Shirkii Ay Yeeshaan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Guryeyntu Yeeshaan, Iyadoo Shirkan Ay Goobjoog La Ahaayeen Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf Iyo Dhamaan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda.
Shirkan 73-aad Ee Sannadka 2022 Aaya Aad Masuuliyiintii Kala Duwanaa Ee Shirka Kasoo Qeybgalay Uga Doodeen Wixii Wasaaradda Uqabsoomay Sannadkan Sii Galbanya Ee 2022, Sidoo Kale Sidii Loo Sameyn Lahaa Qorahaha Wasaaradda Ee Sannadka 2023.