Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Caafimaadka
  3. WASAARADDA Caafimaadka oo qabatay xaflad xilka eey ku kala wareegaayeen labo agaasime
 WASAARADDA Caafimaadka oo qabatay xaflad xilka eey ku kala wareegaayeen labo agaasime
Caafimaadka

WASAARADDA Caafimaadka oo qabatay xaflad xilka eey ku kala wareegaayeen labo agaasime

by Fitaah Diinle January 7, 2023 277 0 Comment

AA

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maantay oo ay taariikhdu tahay 7 Janaayo 2023, Qabatay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Axmed Yusuf Cabdulle iyo Agaasimihii hore ee Wasaradda Dr Cabadi Naasir Mukhtar Ibrahim.

Xafladda oo ka dhacday Xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Dr Maryan Maxamed Xuseen, iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maxamed Xasan Maxamed.

Munaasabadda waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay Wasiiro, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Bankigga dhaxe xubno ka socoday hanti dhowrka Qaran iyo Madax kale oo ka socotey hey’adaha kale ee Dowladda.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaaddka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda caafimaadka Dr Cabdi Naasir Mukhtar Ibrahim iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Dr Ahmed Yuusuf Cabdulle.

Munaasabadda oo ay ka hadleen Madaxada Wasaaradda iyo Mas’uuliintii kale ee kasoo qeyb gashay ayaa la soo jeediyey khudbado wax ku ool ah oo si gaara ugu hadlaya howlaha agaasinka Wasaaradda Caafimaadka iyadoona la bogaadiyey howlihii uu soo qabtey Agaasimihii hore ee Wasaaradda sidoo kale waxay si diiran loo soo dhaweeyey Agaasimaha cusub ee Wasaaradda iyadoona loogu soo jeediyey Agaasimaha cusub dardaaran ku aadan howlaha horyaala ee loo igmaday.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.