Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. WASAARADA WAXBARASHADA OO GORMEER KU SAMEEYSAY GOOBAHA WAXBARASHADA GOBALKA QORRAXEY .
 WASAARADA WAXBARASHADA OO GORMEER KU  SAMEEYSAY  GOOBAHA WAXBARASHADA GOBALKA QORRAXEY .
Wararka

WASAARADA WAXBARASHADA OO GORMEER KU SAMEEYSAY GOOBAHA WAXBARASHADA GOBALKA QORRAXEY .

by Fitaah Diinle January 4, 2023 15 0 Comment

AA

Kormeerrada loogu kuurgalayo tayada waxbarashada iyo hannaanka baris-barasho ayay masuuliyiin ka tirsan xafiiska waxbarashada kusoo mareen dugsiyada gobolka Qorraxey iyo magaalada Qabridahar.

Wasiirka ku-xigeenka Xafiiska Waxbarashada DDS Mudane Maxamed Muuse Guure iyo masuuliyiin kale oo ku wehelinaysay kormeerkan ayaa ukuurgalay xaaladda dugsiyada degmooyinka Qabridahar, Laasdhankayre, Ceel-ogadeen, Shilaabo iyo Dhoobo-weyn. Waxaa inta dheeraa oo ay masuuliyiintani la kulmeen bareyaasha, waalidiinta iyo maamulka kulliyadda macallimiinta Qabridahar, iyaga oo sida oo kale ay kala qeybqaateen dhirbeeris lagu samaynayay kulliyadda macallimiinta.

Ugu dambayn kormeerkan ayaa looga gol’leeyahay sidii geeddi-socodka baris-barasho isbaddelka looga keeni laha iyada oo dhanka kalena la darsayo arrimaha ubaahan in la saxo.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.